Somalisch

SOMALI

Aabbaheayaga jannada ku jirow,
magacaagu quduus ha ahaado. 
Boqortooyadaadu ha timaado,
doonistaada dhulka
ha lagu yeelo sida jannada loogu yeelo. 
Kibis maalin nagu filan, maanta na sii.
Oo naga cafi qaameahayaga sidaannu u cafinnay kuwa noo qaameaysan. 
Oo jirrabaadda ha noo kaxayn, laakiin sharka naga du

Aabaheyga jannada ku jirow , waxaan u doceyneynaa wadan walba ee aduunka oo dha ah, in laga yaabo in aad taabato wadnahooda, si markaas dadkaaga, dadka Ilaahey, nabad ku jira, is jaceyl iyo rabitaankaaga way noolaaneysaa.


Aabbow, iyaga cafi, waayo, garan maayaan waxay samaynayaan.

Geen opmerkingen:

Een reactie posten